Its like what I always say: ma shaqayste ma dhargo.
So its like the one that doesnt work will always want more without knowing how much was put into what he already has. Like a son or daughter wouldnt will always ask for more money not realizing how hard the father or mother worked to get that shilling
“nimaan dhididin, ma dhargo” waxay dhinac kaga hadlaysaa qofka “iskiisa”, oo ay u dhigantaa maahmaahda “nimaan shaqeeysan, shaah waa ka xaaraan”, farqigooda kaliya waa qaafiyada xarfeed ee “dh” and “sh”.
Erayada “dharag” iyo “shaah”, ma ka hadlayaan qof aan waxna haysan bal waxay ka hadlayaan qof aan gaari karin is deeqid, oon ka gudbi karin raashinka daruuriga ah.
Dhinaca kalena waa digniin u sacodta qof masruufa qof kale, macnaheeduna waa in qofka la masruufo uu jirin wax deeqo iyo inuusan qiimeeynayn waxa la siiyo iyo qofka siiyoba. Waa “hal bacaad lagu lisay”.
Dhamaantiina waa ku wada saxsan tahiin!
“Somaliblogs”, waad ku mahadsan tahay inaad igu dartay liiska blogyada.
10 comments:
My translation:
"A man who doesn't sweat(work hard), can never reach a point of utter fulfillment or complete comfort".
I think i WON THIS. :)
"No pain, no gain"
layman's terms translation :p
IMO I think it means "He who doesn't work does not appreciate the value of what he has"
I WIN!?
A man who doesn't work, never makes to his aim
But the original one is:
Niman shaqeysan shah waa ka xaran
I would say; Contentment comes from hard work.
Slightly random but it made sense in my head.
Its like what I always say: ma shaqayste ma dhargo.
So its like the one that doesnt work will always want more without knowing how much was put into what he already has. Like a son or daughter wouldnt will always ask for more money not realizing how hard the father or mother worked to get that shilling
if you dont work for something you wont be satisfied with it
“nimaan dhididin, ma dhargo” waxay dhinac kaga hadlaysaa qofka “iskiisa”, oo ay u dhigantaa maahmaahda “nimaan shaqeeysan, shaah waa ka xaaraan”, farqigooda kaliya waa qaafiyada xarfeed ee “dh” and “sh”.
Erayada “dharag” iyo “shaah”, ma ka hadlayaan qof aan waxna haysan bal waxay ka hadlayaan qof aan gaari karin is deeqid, oon ka gudbi karin raashinka daruuriga ah.
Dhinaca kalena waa digniin u sacodta qof masruufa qof kale, macnaheeduna waa in qofka la masruufo uu jirin wax deeqo iyo inuusan qiimeeynayn waxa la siiyo iyo qofka siiyoba. Waa “hal bacaad lagu lisay”.
Dhamaantiina waa ku wada saxsan tahiin!
“Somaliblogs”, waad ku mahadsan tahay inaad igu dartay liiska blogyada.
It means, if you eradicate your Blogs you lost some of your viewers.Looool just kidding...
Akhiyaarata, i am a new blogger.
Respect and I have a keen offer: How Much House Renovation Cost victorian house remodel
Post a Comment